daajis.com:- Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa wuxuu sheegay inuu magaalada Hargeisa ka baxsadya Nin gaal ah, Kaasi oo Todobaadkii hore Sheekhu uu sheegay in Habayn kasta loo geeyo Gabadh.
Dhinaca kale wuxuu sheegay inay Shaqadii ku waayeen Ragii soo sheegay Ninkaasi gaalka ah ee Loo gayn Jiray Hablaha, Wuxuuna ku booriyey Dhalinyaradaasi go’aanka ay qaateen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at