daajis.com:- Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu cadeynayaa kaalinta uu Gen.Gebra ka qaadanaaya ololinta Somalia, isaga oo u adeegsanaaya Siyaasiyiinta Soomaalida.
Sawirkaani waxa uu kuu muujinayaa in Somalia ay ka degi la’ dahay Dowlada ethiopia oo iyadu hortaagan in Somalia ay ka hanaqaado halka ay iminka taagan tahay.
Burburinta iyo Qaska ethiopia ee Somalia ayaa waxaa garab ku siiya Siyaasiyiin kasoo jeeda dalka kuwaasi oo dharaar cad iibsaday dadnimadooda iyaga oo dhaqan iyo caado ka dhigtay in Sirta Somalia ay u iibgeystaan magaalada Addis Ababa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at