daajis.com:- Gabar sideed iyo tobanjir ah oo u dhalatay dalka Australia ayaa waxa ay dhashay wiilkii ugu cuslaa ee ku dhasho isbitaalada ku yaala lagaalada Perth ee dalka Australia.
Haweeneydan oo lagu magacaabo Breanna Sykes ayaa markii hore waxa ay dhaqaatiirta dalkaasi miisaanka ilmaheeda ku qiyaaseen ilaa 4 kilo, waxayna hooyadii uurka lahayd kula taliyeen in wiilka laga soo saaro, oo aysan suurta gal u ahayn inay dhasho, maadaama wiilkani uu ahaa mid aad u wayn.
Markii wiilkii looga soo saaray qaliin xagga caloosha ah ayaa waxaa la saaray miisaankii waxaan la arkay wiilka inuusan ahayn 4Kg ee uu yaghay ku dhawaad 6Kg (5.9Kg).
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at