Daawo Muuqaal:- WARAYSI Aan waxba la isku Reeban oo Dhex maray Faarax C.qaadir iyo Wariye ka tirsan Universal Tv

Daawo Muuqaal:- WARAYSI Aan waxba la isku Reeban oo Dhex maray Faarax C.qaadir iyo Wariye ka tirsan Universal Tv

daajis.com:- Xildhibaan Faarax Sheikh C/qaadir oo kamid ah xubnaha baarlamaanka Soomaaliya oo siwayn ugu dhow Madaxwayne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa, Wuxuu sheegay inaan Koox gaar ah dalka qabsan, Balse Doorshadiii uu kusoo baxay madaxwayne Xasan sheekh ay ahayd Isbedel, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Xaalada Soomaaliya Iyo waxyaabaha Dawlada Xasan Sh. u Qabsoomay.


Dhinaca kale Xildhibaanka ayaa ka hadlay eedaha hayadaha caalamiga usoo jeediyaan dowlada Soomaaliya oo ku saleysan dhanka musuq maasuqa, isaga oo been abuur ku tilmaamay warbixinada inta badan hayadaha caalamka ay soo saaraan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada