Daawo: Nin u dhashay Suudaan oo ka hadlay Wuxuu qaban lahaa, Hadii loo doorto Madaxwaynaha Somalia

Daawo: Nin u dhashay Suudaan oo ka hadlay Wuxuu qaban lahaa, Hadii loo doorto Madaxwaynaha Somalia

daajis.com:-  Waa nin u dhashay Sudan oo aan kula kulanay London, wuxuu ka sheekeeyay dhibaatadda Soomaaliya haysata iyo halka ay ka timid. qeybtan yar oo kamid ahayd haddalkiisa ayuu ku kaftamayaa in uu xalin karo mushkiladda Soomaaliya haddii madaxweyne loo doorto, Wuxuu sheegay in uu nolol siinayo dadka Soomaaliyeed islamarkaana uu mideynayo Soomaaliya.


Wuxuu sheegay in uu aad gubanayaa dhibaatada Soomaaliya oo uu ku tilmaamay in ay saldhig u tahay madax wanaagsan oo aan dalku helin kuwaasi oo mideyn kara Soomaalida. wuxuu sheegay in dhibaatada Soomaalida haysata ay sabab u tahay wixi ay ka dhaxleen gumeysitihii reer Yurub kuwaasi oo markii ay ka baxayeen Soomaaliya qeybo kamid ah gacanta u galiyay Kenya iyo Itoobiya si ay u sii gumeystaan maadaama ay iyagu yihiin Christan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada