Daawo:- Musharax u taagan Xilka Madaxwayne ee Soomaaliya oo gaadhay Sanaag iyo Maamulka S.LAND oo loo quus gooyey

Daawo:- Musharax u taagan Xilka Madaxwayne ee Soomaaliya oo gaadhay Sanaag iyo Maamulka S.LAND oo loo quus gooyey

daajis.com:- Waxaaa magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag soo dhowayn balaadhan loogu sameeyay Musharax u taagan madaxwaynaha Soomaaliya, Waxaana Shacabku ay Ruxayeen Calanka Soomaaliya, Taasi oo dhirbaaxo ku noqotay maamulka Nabad-diidka ah ee Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada