daajis.com:-  Ugu yaraan 5 askeri ayaa ku dhaawacmey  iyo taliye ku xigeenka ciidanka birmadka Cali Amad oo ku magac dheer Cali Xuun, sarkaal ka tirsan ciidanka Puntland oo lagu magacaabo Cabdi Saciid Cadde  iyo  Wasiirkii Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab dagaal maanta  xerada ciiidamada Birmadka Puntland ee magaalada Boosaaso ku dhexmartay ciidamada Booliska Puntland.
Dhaawca  Cabdi Saciid Cadde  ayaa la sheegayaa in uu yahay mid halis ah , kadib markii xabadda ay ka haleeshay kilyaha, isla markaana dhiiga uu gudaha ugu hooray sida uu warbaahinta u sheegay taliyaha qeybta booliska gobalka Bari Gaashaanle sare Cabdixakiin  Yuusuf Xuseen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:35 and have
            
