Daawo: Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan xeryaha Dhadhaab oo fariin yaab leh hawada u mariyay dawladda KENYA

Daawo: Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan xeryaha Dhadhaab oo fariin yaab leh hawada u mariyay dawladda KENYA

daajis.com:- Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal kooban oo qof walba oo Soomaali ah si gaar ah u taabanaya kadib markii ay dhawaan dawllada Kenya ku dhawaaqday inay celinayso Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalkeeda ku nool.


Muuqaalkan waxaa soo diray dhalinyarada Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah Kenya iyagoo fariin adag hawada u mariyay dawlada Kenya, wax yaabaha ay sida aadka ah u taabanayaana ay tahay in Riyooyinkii ay lahaayeen dhalinyaradaasi Dawlada kenya ka dilayso.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada