Daawo: Quruxdeydii Gabarnimo, Magafe ma dhamaystiray “Wiil reer boorame ah oo Hargeisa meherad ka furtay (Daawo)

Daawo: Quruxdeydii Gabarnimo, Magafe ma dhamaystiray “Wiil reer boorame ah oo Hargeisa meherad ka furtay (Daawo)

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Suugaan xiiso badan oo uu Tiriyey Shirwac Daahir Cabdi oo kamid ah dhalinyarada kasoo jeeda Gobolka Awdal oo goob shaqo ka samaytay magaalada Hargeisa.


Shirwac ayaa wuxuu sheegay inuu usoo jeestay inuu dhalinyarada ka wacyi Geliyo Tahriibka iyo Badda ay ku dhamaadeen, wuxuuna soo bandhigay maanso uu ugu magac daray QURUXDAYDII GABADHNIMO, MAGAFE MA DHAMAYSTIRAY ?


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada