Daawo:- Rakaab saarnaa diyaaradda Etihad Airways oo mar kaliya Ashahaadka wada qabsaday

Daawo:- Rakaab saarnaa diyaaradda Etihad Airways oo mar kaliya Ashahaadka wada qabsaday

daajis.com:- Mar kaliya ayaa waxay ku baroorteen qeylo iyo in ay afka ku qabsadaan Ashahaadka si ay ugu badbaadaan qalqal soo wajahay diyaaradda Etihad Airways oo ka duushay garoonka diyaaraddaha Abu Dhabi, kuna sii jeeday caasimada Jakarta ee dalka Indonesian.

Shilkaan diyaaradeed ee ka dheelitirnaanta ka dhumiyay diyaarada oo socday mudo 45 daqiiqo ayaa waxaa ku dhaawacmay 31 qof, oo qaarkood lafaha ka burbureen, waxaana gurmad deg deg ah loogu fidiyay garoonka Jakarta.

Dadkaan oo isugu jiray waayeel, dhalinyaro dumar iyo rag ka kooban, ayaa muuqaal laga soo duubay waxaa ku arkaysaa iyagoo gacmaha kor u wada taagaya, qaarna salaad tukusho gelay, halka qaar kale ay ku qeylinayeen Allaahu Akbar.

5.jpg" imageanchor="1">
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada