Ma rabtaa in aad kasbato oo jaceyl xad dhaaf ah ku beerto qalbiga lamaanahaaga xiliyadan la xiriir.

Ma rabtaa in aad kasbato oo jaceyl xad dhaaf ah ku beerto qalbiga lamaanahaaga xiliyadan la xiriir.

daajis.com:- Waxaa shaki ku jirin in qaar badan oo kamida dadka is jecel ay iswacaan ama wada xiriiraan laakiin waxaa suura gal ah in  aysan fahansaneen In xiliyadaani  yihiin kuwa ugu wanaagsan ee lamaanuhu wada hadlaan isla markaana sabab u noqdo in jaceylkoodu uu sii xoogeysto.

mararka qaar waxaa suura gal ah in dadka Aan fahansaneen xiliga ugu Haboon ee lawada xiriiro In ey Wicitaan Kugu Wareeriyaan lakiin Halayaabin Qofkaas hana dhibsan Waayoo Waxaa Hagayo oo hogaanka u haayo Wax Isaga Ka tanweyn oo ku qasbaya mar walbo in uu kusoo waco.

Haddaba aan idiin soo gudbiyo xiliyada ugu Haboon ee la wada xiriiro kuwaas oo Wicitaankoodu Micno weyn uu ku jiro isla markaana sabab u noqdo in uu sii kordho Jaceelkiina ,

1: Xiliga qofku uu isku diyaarinaayo jiifka : hadii xiligaas lagu Soo Waco Ogoow Waxa uu doonayaa Ruuxa kusoo wacaayo inuu noqdo qofka ugu danbeeyo Ee codkiisa uu Maqlaayo Si Uu Codkaada Maqalkiisa ugu seexdo .

2: Markaad soo toosto: xiligaas waxa uu kuu soo wacaa inuu ogaado waaxaad kusoo kacday ruuxas waxa uu aad u daneynayaa  in uu ogaado in aad soo sama toostay sidoo kale wuxuu rababaa inuu noqdo qofka ugu horeeya ee aad maqasho codkiisa .

Wicitaanka ay wadaagaan  labada qofood waa waxa lagu garan karo inta uu La egyahay Jaceelka ka dhaxeeyo lamaanahaasi  ee isku day inaad  xiliyadaasi la xiriirto lamaanahaaga si uu u dareemo jaceylka aad u qabto isla markaasna uu u dareemo in aad xad dhaafa ujeceshahay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada