daajis.com:- Maamulka Somaliland iyo dowladda Itoobiya ayaa ku heshiiyay in si wada jir ah ay ugu faa’iideystaan dekadda Berbera, heshiiskaan oo ka danbeeyay wada hadalo mudo u socday labada dhinac si 90 milyan qof ee Itoobiya ugu faa’iideystaan.
Dekadda Berbera ayaa noqon doonta mid kasoo dega ganacsiga u socda Itoobiya, iyadoo heshiiskaan uu dhigayo in sida ugu dhaqsaha badan loo dhaqan geliyo.berbera-dekad-3
Waxaa kaloo soo dhameystirmay dhismaha 35 kun km square oo laga hirgeliyay xuduuda Wajaale halkaasi oo la dhigi doono konteenarada ganacsi ee laga soo dejiyo dekadda Berbera.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:22 and have
, Published at