daajis.com:- Marka ugu horraysa xaaska aad la kulmaysid oo guriga laguu keeno, waxaad iska ilaalisaa inaad isku daydid bigrada xoog inaad ku jabiso, soomaalida baa waxay ku faanaan in ninka habeenka ugu horraysa uu furay bikaarada.
Taas aad baa looga fiican yahay, waayo wuxuu ka dhigaa arinkaas gabadha inay ka cabsato galmada guud ahaan, waayo naagaha soomaali badankooda aad bay u tolan yihiin marka haddii aad xoog u furto waxaa laga yaabaa meesha inay dhaawacanto oo dhiig badan ka soo burqado gabadhii meesha ay naxdin ka qaado, markaas waxaa dhici karta kacsiga inuu ka haado.
Waxaa la dhahaa naagaha la kufsado kacsiga ayaa ka buuba, maxaayeelay argagaxa ay la kulmayaan xiliga ugu horreeya galmada ayaa keenaya inay cabsi ka qaadaan, xaaskaaga waxaa fiican inaad aayar ula raaxaysatid isku day maalmaha ugu horreeya guurka inaad istiin iyo salaax ku waasho haddii aad cambarkeeda wax ku samayn rabtid inaad guska ku buraashto, gabadha way raboonaysaa.
Wax kasta waa tartbiid xoogga wax kuuma keenayo, raaxada guurkana sidaas bay ku jirtaa, sidoo kale kuma fiicna foorar gabadha bigrada ah, foorar waxaa ku fiican naagta furan oo muudo la qabay, naagaha da’da ah ayaa aad uga hela jilbajabsiga ama inay suulasha qabsadaan.
HALKAAN KADAAWO VIDEO KUBARAYSA QAABKA UGU
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at