daajis.com:- Dhallinyaro Soomaaliyeed oo qoxootinimo ka codsaday Dalka Maraykanka ayaa la doonayaa in o in ‘qasab’ loogu tarxiilayo dalka Soomaaliya, waxaana la sheegay inay kasoo galeen Dhinaca Xadka Mexico.
Dhalinyarada Soomaalida ayaa loo sheegay in Saxeexaan Waraaqo si ay Xabsiga uga baxaan, waxaana intaasi kadib Farahooda la geeyay Safaarada Soomaaliya ee Maraykanka iyadoo loo sheegay in Dhalinyaradu Codsadeen in dalkoodii lagu celiyo, Hadii Sharciga loo diiday.
Arintaasi ayaa waxay keentay inay dhalinyaradii isku Naxaan, waxaa Xaalooda ka warbixiyey Wiil uu ku Xidhan yahay Walaalkiisa, Hadaba Ma saxbaa in wakhtigan lagu celiyo dhallinyaradan Soomaaliya ?
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at