daajis.com:- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku goodiyay in ciidankiisa uu kala soo bixi doono Somalia hadii Beesha caalamku ku guuldareysato inay maalgeliso hawlgalka ciidamada AMISOM.
Uhuru oo maalinimadii Jumcaha madaxtooyada kula kulmay wafdigii kasocday Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa laba arimood oo muhiim ah kala hadlay kuwaas oo kala ahaa xidhitaanka xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo maalgelinta hawlgalka AMISOM.
Dhinaca kale wuxuu ku adkaysaty in Kenya aysan dib uga laaban doonin go’aanka ay gaadhay ee ah inay xidhayso xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo uu ku eedeeyay inay hooy unoqdeen argagixisada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:12 and have
, Published at