Gabaryahay Goobahaan Hal Tin Haku Reebin Ragu Aad Ayay U Necebyihiine

Gabaryahay Goobahaan Hal Tin Haku Reebin Ragu Aad Ayay U Necebyihiine

daajis.com:-Waxaa la ogaaday in ay qeyb katahay waxyaabaha khilaafka ka dhex abuuri kara lamaanayaasha is qaba hadii aan laga taxadarin goobaha xasaasiga ah ee jirka sida in timaha laga dhameeyo goobahaan xasaasiga ah.

Timaha dumarka ka soobaxa meelaha xasaasiga ah oo kilkilaha kamid yihiin ayeeysan ragu jacelayn waxaana mararka qaar ay sababi karaan in ay kaa bixiyaan muuqal kaduwan da’da aaada saxda ah.


Waxaa kale oo ay sababi karaan in hadii jirkaagu cadyahay ay ishu qabato taasna ragu intabadan ma jecla sida lagu sheegay daraasadaha lasameeyay sidaa daraadeed newbanaadir.com ayaa ku leh ka taxadar inaad nadiifiso markasta waxaana jira kareemo loogu tala galay in lagu nadiifiyo iyagoon wax saameyn ah kuu geysaneynin.

Qaar kamid ah raga majecla in haweenku lugaha timo kuleeyihiin waayo raga ayaa ku leh sidaa daraadeed afar lugood oo timo leh waxaa ka raaxo badan laba lugood oo timo leh iyo laba aan lahayn sidaa daraadeen iskuday inaad xiirto balse ninkaaga kala tashato. Digniin: Ha isku dayin inaad xiirto timaha madaxa.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada