daajis.com:- Wax dhib ah kuma sugna inad guursato Nin ama Naag dhigaada ah, Balse waxaa Su’aal ah Lamaanaha is guursanaayo ma yihiin kuwa kasoo bixi karo Masuuliyada saran ?? Hadii aad tihiin lamaane Is calmaday daacadna isku ah iga gudooma Qodobada Soo socda oo kala ah :-
1- Hadii aad gasho aqalkaada Fadlan ka fogaaw inad sameyso Ficil cabsi galinaaya Qaaligaaga ama Qaaliyadaada. Sababtu waxa ay tahay waa kulanka ugu horeeya ee aad qaadaneysaan
2- Waxaa waajib kugu ah inad ilaaliso Sirta Qaaligaaga ama Qaaliyadaada hana u gudbinin Sirtaasi asxaabtaada
3- Waxad ka fogaataa wax waliba ee kugu beeri kara Cabsi, sida khilaafkii idin dhex mari jiray labadiina
4- Ha ilaabin inad qanciso Qaaligaaga ama Qaaliyadaada, hana moogaanin kulankiina inuu ahaan doono xiligaasi kulankii ugu horeeyay ee aad sameyn doontaan
5- Hadii aad la kulanto Fashil ku imaado Xubintaada ha quusan ama niyada ha iska jabin ee iskuday inad sii xoojiso dadaalkada, hana ilaabin in Bani’aadamka uu yahay mid ku xeel dheer isbedelka ama cabsida ee ha quusan Ciyaar waa galinka dambe.
6- Iska ilaali inad adeegsato awood buuxda habeenka kugu horeysa !!!
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at