Ma dooneysaa in aad si dhab ah u
dareento dareemahaada ku aadan qofka aad wada socotaan kaliya isku qabo
indhaha meel degan aad hal daqiiqo ka fikir ka dib indhahaada fur oo is
weydii 10-kaan su`aal , waxaad ka garaneysa waxa aad qabto isla
natiijada kaaga soo baxda jawaabta.
1- Ma ka fikirtaa daqiiqad waliba oo niyaadada ma ku taagan yahay /ku taagan tahay ?.
2- Ma dareentaa in aad qofka aad jecshahay yahay qofka ugu qurxoon uguna wanaagsan aduunka ?.
3- Marka aad dareento in xooga dhib ah ku haysto ma ka fikirtaa qofka aad jecashahay oo ma rabootaa in aad la sheekeysatid ?.
4- Farxad waali ah ma dareentaa marka aad la joogto qofka aad jeceshahay ?.
5- Wadnaha si xowli ah ma kuu garaacmaa
marka aad aragto qofka aad jeceshahay ama marka aad telka kala hadleyso
oo xitaa marka aad hesho fariin kaaga timaada xagiisa/xageeda oo
mobile-ka ah ama emailka ah ?.
6- Diyaar ma u tahay in aan noloshaada u hurto illaa iyo daqiiqada ugu damabeysa noloshaada ?.
7- Ma Ooysaa marka uu xanuunsado qofka aad jecashahay?.
8- Himilooyinkaada ugu weyn ma yihiin in aad nolsohaada dhan aad la joogto qofka aad jeceshahay ?.
9- Ma dareentaa in dunida wax yaal dhan aad adiga leedahay marka aad garab joogto qofka aad jeceshahay ?.
10- Ma laga yaabaa in murago wadnaha kula istaago hadii aad kala hartaan qofka aad jeceyld ? .
Haye ma ka jawaabtay su`aalaha 10-ka ah ,
maxay tahay natiijadaada midda haa aad ku jawaabtay , ogoow lambar 8
iyo lambar 10 waa jaceylka dhabta ah ee xooggan, lambar 6 iyo 7 waa
jaceyl xaqiiqi ah halka 3 iyo 5 yihiin jaceylka bilaawgiis sidoo kale 1
iyo 2 iyana waa kaliya ka hilitaan waana suura gal in jaceyl uu isu
rogo.
_____________________________Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at