Dhunkashada ahmiyad weyn u leh nolosha
Romantica labada lamaane , waxa ayna haweenka ula dhigan tahay neefta la
qaato , kulamaa macaanka dhunkashada uu yaraado waxa ay noloshaas u
baahan tahay dib u cusbooneysiin.
Dhunkashada ayaa ah Thermometer-ka lagu cabiro xaraarada nolosha labada
qoys kulamaa ay ay kulushahay nolosha waa ay sii macaanaata hadii ay
qaboow noqotana ogaada nolosha guriga qaboow ayaa soo galay .
Waxaa xusid mudan in haweenka ay
ciyaarta sariirta ka jecel yihiin dhukanshada badan iyo xabad gilinta
waxa ayna u tahay marqaati cad ,ogaaw ninyahoow jaceylka dhanka haweenka
waxa uu u yahay dab holcaya waxaase damiya dabeeysha dhunkashada .
Maah-maah faransiis ah ayaa oraneysa dhunkashada ayaa ah wadada kaliya ee afka haweeneyda looga joojin karo hadalka badan .
Dhunkashada ayaa ah buundada isku xerta labada qalbi ee lamaanayaasha kullamaa dhunkashada kulushahay oo ay dheer tahay waxa ay sii xoojineysa xariirka iyo rabitaanka ah in la isla joogo .
Dhunkashada ayaa ah farsmo nin waliba aqoon , ogaaw haweenka dhukashada
farxad ayay ka qaadaan , xasuusnoow haweeneyda dhunkashada hore waa ay
la yaabtaa , midda labaad waa ay la bururtaa , tan sedexaad maba sugi
karto.
Rag badan ayaa lamaanayaashooda gaarsiin
macaanka ciyaarta kuu-kuun laminaaga iyaga oo kaliya u haysata raaxada
isku soo bood iyo kala bood , ogoow haweenka ciyaarta ka dib wax ay aad u
jecel yihiin dhunkasho iyo qoor gilin waxa ayna ka sii qaadaan raaxadii
hore mid ka macaan maxaa yeelay haweenka qaarkood dhunkashada ayayba u
gaaraan gariirka galmada .
Waxaase loo bahaan yahay si loo helo dhunkasho caafimaad qabta in si weyn loo daryeelo nadaafada afka (Fit For Sex) .
_____________________________Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at