Badnaa Habeenka koowaad ee Aqal galka waa mid labada dhinacba Cabsi ay soo wajahdo si walbeey iskula soo haasaawi jireen waana kuwa si murugsan ku dhameysta Saacadaha Soo kicista ka dhiman.
Hadaba Cabsida wiilka habeenka aqalka waa wal wal kala duwan haba ugu badnaato isagoo ka baqanaya Qanaaco la’aan ka timaad Xabuubtiisa cusub & Sharafta raganimadiisa oo wax soo gaarto.
Sidoo kale gabadhu waxa ay aad ula fajacsantahay Lanoolaan shaha waji ku cusub iyadoona soo baneeysay Guri ay kusoo dhaqan fahantay iyo Aduunyo is daba taal timidna God mugdi ah oo aysan garaneen waxa ay kala kulmi lahyd.
Mar walbo Akhristoow ku dadaal inaad naftaada kalsooni siiso si aad u hesho kalsooni buuxda , haka baqanin inaad guul iyo Guul daro midkood la kulantaa waa waxa aad u nooshahay.

Ha moodin in Gabadhu kaliyah kaa mudantahay soo dhaweynta iyo dabacsanaanta ee Carmalkuba waa lamid ah mudadii ay soo nooleed ha moodin ineey ilbaxnimo siyaado ah soo kororsatay waa lamide u dhimri.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:00 and have
, Published at