MUUQAAL: Maamulka Khaatumo oo ka hadlay maamul Beesha Warsan-geli Ay ku dhowaaqday (DAAWO+WARAYSI)

MUUQAAL: Maamulka Khaatumo oo ka hadlay maamul Beesha Warsan-geli Ay ku dhowaaqday (DAAWO+WARAYSI)

daajis.com:- Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Khaatumo Abshir Abdicasiis oo Saxaafada kula Hadlay Magaalada Buuhoodle ayaa ku Dhawaaqay Taageero Maamulka Khaatumo iyo Shacabkiisu u dirayaan Maamulka Looga Dhawaaqay Deegaanka Xingalool ee Gobolka Sanaag.


Xukuumada Khaatumo ayaana soo dhawaysay Maamulkaasi iyo Madaxdiisa Haatani la Magacaabay Waxaana Maamulka Khaatumo uu Bilaabi Doonaan Xiriirka Maamulkaasi ay la yeelan doonaan, Iyadoona maamulka khaatumo uu sheegay in jiraan Qorsheyaal ku aadan Maamulkaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada