Nin (Allahu Akbar) Ku Qaylinaya oo Weerar Mindi ka Gaystay Dalka Jarmalka (VIDEO)

Nin (Allahu Akbar) Ku Qaylinaya oo Weerar Mindi ka Gaystay Dalka Jarmalka (VIDEO)

daajis.com:- Saaka Subaxnimadii ayaa la sheegay in nin ku hubaysan mindi oo aan ilaa iyo hadda la garan cidda uu yahay uu goob tareenada laga raaco oo ku taala meel u dhow magaalada Munich ee dalka Jarmalka ku weeraray dad markaasi sugayay tareenka.


Ninkani ayaa la sheegay inuu ku qaylinayay erayada (Allhu Akbar) markii uu gaysanyay falka, booliska dalka Jarmalka ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen ninkani, ayna baaritaan kuwadaan inay gartaan meesha uu ka yimid.


Weererkan ayaa la sheegay inuu ilaa iyo hadda inuu ku geeriyooday hal qof, afar qof oo kalana ay goobtaasi ku dhaawacmeen.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada