Xildhibaanad Maanta Lagu Weeraray Dalka Jarmalka (VIDEO)

Xildhibaanad Maanta Lagu Weeraray Dalka Jarmalka (VIDEO)

daajis.com:- Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka dalka Jarmalka ayaa waxaa maanta lagu weeraray Doolshe shukelaato laga suubiyay (chocolate cake) iyado oo ku sugan goob ay shir ku lahaayeen Xisbiga ay ka tirsan tahay ee Die Linke Party.

Haweenaydan oo lagu magacaabo Sahra Wagenknecht ayaa kamid ah xidhibaanada ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi, waxa ayna hada kahor soo jeedisay in la xadido qaxootiga tirada badan ee ku soo qul-qulayo dalkaasi.

Ninka weerarka ku qaaday ayaa la sheegayn inuu ka tirsan yahay urur isku magacaabay inay yihiin Anti-Fascist Initiative, waxayna sheegteen inay iyaga ka danbeeyeen weerarkaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada