daajis.com:- Guddoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan oo Mudooyinka Ciidamo ku Aruursanayey Deegaano ka mid ah Gobolka Bari ayaa Waraysi Siiyey Idaacada BBC, Wuxuuna soo bandhigay Qorshiisa, Waxaana Su’aalo kulul hor dhigay Warayaha.
C.samad ayaa waraysiga ku sheegay inaan Puntland lahayn ciidamo Difaaca, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Go’aankii dhowaan ay wada qaateen qaar kamid ah Culimada iyo waxgaradka oo u yimid, Kadib markii uu dagaal dhexmaray Ciidanka Puntland.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:59 and have
, Published at