Daawo:- Faysal Cali Waraabe oo ku dhawaaqay dagaal ka dhanna Somalia

Daawo:- Faysal Cali Waraabe oo ku dhawaaqay dagaal ka dhanna Somalia

daajis.com:- Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland ayaa ku baaqay in weerar lagu soo qaado magaalada Muqdisho, isaga oo kula taliyay shacabka ku dhaqan deegaanada Somaliland iney weerarkaasi ka qeyb qaataan.

Faysal Cali Waraabe, ayaa wuxuu sheegay in maalinta 26 June ay tahay markii xoriyada ay qaateen gobolada waqooyi ee Soomaaliya, balse 1 July ay tahay maalin uu ku dhawaaqayo iney xornimadooda ka qaataan Soomaaliya inteeda kale.

Wuxuu sheegay in dowlada Soomaaliya ay tahay dowlada ku dhagan iney noqdaan dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale, balse dhankooda ay ku dadaalayaan sidii ay xoriyadooda u heli lahaayeen.

Shacabka ku dhaqan guud ahaan deegaanada Somaliland ayuu sheegay in looga baahan yahay iney weeraraan Soomaaliya inteeda kale bisha July oo ah xiliga ay xoriyada qaateen gobolada koofureed ee dalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo muuqaalka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada