daajis.com:- TV-ga Horn Cable oo Mudo Sideed Casho ah ka Maqnaa Hawada, Kadib Markii ay Dacwad ka gudbisay Dawlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya, ayaa dib u bilaabay Howlihiisii Shaqo.
Maamulka TV-ga ayaa waxay sheegeen inay ku guulaysteen inay Dacwadaasi meesha ka saaraan, Islamarkaana ay Halkooda kasii Wadi doonaan wararka ka dhanka ah maamulka Soomaalida Itoobiya, waxayan sidoo kale ku eedeeyeen inuu Wariye hada u xidhan yahay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:13 and have
, Published at