daajis.com:- Ciidamada dalka Jarmalka oo howlo milatari u jooga gudaha Soomaaliya ayaa soo bandhigay howlaha ay qabtaan iyo caawinta ay u fidiyaan ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.
Wariyeyaasha Barnaamijkan suubiyay ayaa waxay booqanayaan Xarunta ugu weyn ee ciidamada Midowga Yurub ku leedahay gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Aden Ade International iyo Wasaaradda Gaashaandigga oo ah goobta fadhiga u ah Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed iyo Saraakiishiisa.
Bishii april ee sanadkan ayay ahayd markii, Baarlamaanka dalka Jarmalka uu go’aamiyay inuu dheereeyo mudada ciidanka dalkaasi ay sii joogi doonaan gudaha dalka Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:00 and have
