daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo maalintii Shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Buuhoodle, ayaa wuxuu ka hadlay Munaasibada 26-ka June, Weerarkii ka dhacay magaalada, iyo Colaada u dhaxaysa Beelaha wada dhashay ee ka taagan Koonfurta Gobolka Sool.
Madaxwayne Galaydh ayaa ugu baaqay inay Nabada qaataan, isagoo ugu duceeyay in Alle uu Xaqa Fahamsiiyo, sidoo kalana wuxuu ka hadlay dhibaatada maamulka Somaliland oo ka Faa’iidaysanaya Colaada beelaha u dhaxaysa, Taasi oo Qorshaheedu yahay Qaybi oo Xukun.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:52 and have
