Daawo Qisooyinka Qur’aanka: Doodii Dhexmartay Nabbi Ibraahiim iyo Tolkiis

Daawo Qisooyinka Qur’aanka: Doodii Dhexmartay Nabbi Ibraahiim iyo Tolkiis

daajis.com:- Nabi Ibraahim isaga oo yar oo aan nabi ahayn ayuu Allah xikmad iyo celmi siiyay. Waxa uu arkay in aabihii iyo tolkiis waxa ay caabudayaan aanay sax ahayn. Wuxuu doonay in uu qanciyo. 

Doodii dhexmartay isaga, aabihiis iyo tolkiis ayaanu maanta kaga hadlaynaa barmamijka 18 aad ee qisooyinka Quraanka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada