MUUQAAL: Gudoomiyihii Gobolka Bari iyo Ciidankiisa oo Dhoolatus Balaadhan Dhigay iyo Taageerada ay Haystaan

MUUQAAL: Gudoomiyihii Gobolka Bari iyo Ciidankiisa oo Dhoolatus Balaadhan Dhigay iyo Taageerada ay Haystaan

daajis.com:-  Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Bari Cabdisamad maxamed Galan ayaa Ciidamadii ugu badnaa lasoo galay degmada Carmo Gobolka Bari, Wuxuuna Halkaasi khudbad uga jeediyey Shacabka deegaanka, waxaana sidoo kale goobta ka hadlay Bulshada deegaankaasi oo Taageero Balaadhan u muujiyey.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada