daajis.com:- Midowga Yurub waxeey in badan wadamada danyarta ah ku eedeeyaan sida Soomaaliya, Musuqmaasuq, maamul xumo iyo xadgudub bini’aadam. laakiin waxeey warbaahinta Soomaalidu soo heshay Warqado tusaya, in midowga yurub sharciyadoodii iyo kuwa Caalamkaba ay jabiyeen.
Midowga yurub waxaa la siiyay dhul ku yaala gudaha Garoonka Muqdisho, si ay xaruun cusub uga dhistaan taasoo kumanaan qof ay ka shaqeeyn doonaan, waxaana Waraaqaha ku xusnaa in Qandaraasluhu uusan shaqaaleeysiin karin qof Soomaali ah ama xitaa isirkiisu Soomaali yahay, taasoo ah dib u gumeysi cusub iyo cunsurinimo.
Hadaba Fadeexada kusoo baxday xafiiska EU ee Muqdisho, ayaa sabab u noqday in isbadal cusub dhaco oo qaar badan oo kamid ah shaqaalaha Michel Cervone shaqada laga joojiyo, Waxaana sidoo kale madaxda iyo Siyaasiyiinta Soomaalida loosoo jeediyey inayna ka biqin wakiilada Soomaaliya Jooga iyagoo eegaya Xilkooda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at