daajis.com:- Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa waxa uu u sheegay inuu ka badbaaday Weerarkii hoteelka Naasa Hablood, markii uu dhacayay qaraxa gaariga iyo Weerarka ay Al Shabaab ku qaadeen, waxuu tilmaamay in hoteelka uu afur ku la haa xiliga uu ka dhacay Weerarka ismiidaaminta ah oo ay ku dhinteen dad badan oo Soomanaa.
Salaad Cali Jeelle ayaa shaaca ka qaaday in xidhiidh ka dhaxeeyo Laamaha amaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kooxda Al Shabaab, Wuxuuna qeexay tan iyo markii la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh in Magaalada Muqdisho ay ka socdeen weeraro halka nuuc ee ah, Gaari lagu qarxiyo Hoteel kadib ay Koox hubeysan ay gudaha u gasho, Wuxuuna ka dalbaday Madaxda Dowladda inay is casilaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at