Maraq Nafaqo Badan Oo Laga Samaynayo Misir (lentil Soup)

Maraq Nafaqo Badan Oo Laga Samaynayo Misir (lentil Soup)

daajis.com:- Misirtu Waxaa cunto nafaqo badan. Wa ilo wanaagsan oo laga helo macdanta potassium, Kalshiyaam, zinc, niacin iyo vitamin K, misirtu waxay si gaar ah qani ugu tahay Fiber, borotiin, folate iyo birta (iron).

Cuntooyinka nafaqada badan sida misirta waxay yareeyaan khatarta dhibaatooyin badan oo caafimaad. Cuntooyinka fiber qaniga ku ah sida misirta waxay caawiyaan ka hortagga faaliga, wadne xanuunka, macaanka, iyo dhiig karka

Misirta aad ayay u dhib yartahay diyaarinteeda waqti dheerna uma baahna sida noocyada kale ee migirta.

Hadaba halkaan kaga bogo sida maraq nafaqo badan looga sameeyo misirta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada