MUUQAAL: Mid Kamid ah Ragii Badda Soomaaliya Saxeexay oo hada Noqday Musharax 2016-ka oo Sir culus sheegay

MUUQAAL: Mid Kamid ah Ragii Badda Soomaaliya Saxeexay oo hada Noqday Musharax 2016-ka oo Sir culus sheegay

daajis.com:- Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo   wasiir kasoo noqday   Dowladdii Madaxwayne  Sheekh Shariif ayaa iska fogeeyay inuu dowladda Kenya u saxiixay heshiiskii badda, Sheegayna inuusan tegin meeshii lagu qabtay heshiiskaasi, isaga uusan waxba ka ogayn wixii lagu wada hadlay, laakiin saxiixa heshiiskaasi uu ku qasbay Ra’iisul wasaarihii wagaas xilka hayay ee Cumar Cadirashiid cali Sharmarke oo haddana ah Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa shirkiisa jaraa’id ku bidhaamiyay in Soomaaliya ay isku soo jiiday dhib aan xadakiisa yarayn, sheegayna hadii aan rag aqoonteeda leh loo xilsaaro kalfadhiga maxkamadda Caalamiga ee HAGE ee furmi doona bisha Sebtember ee sanadkan ay ku daysay badii Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada