Daawo:- Astaanta Calanka Soomaaliya oo laga shidayo Buundada Minneapolis

Daawo:- Astaanta Calanka Soomaaliya oo laga shidayo Buundada Minneapolis

daajis.com:- Cabdi Warsame, oo ah gudoomiyaha Degmada Lixaad ee Magaalada Minneapolis, ayaa anisixiyay qaraar lagu xusayo maalinta ay Soomaaliya ka xurowday Gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga oo ku beegan 1-da Luulyo.

Qaraarkaan, ayaa sidoo kale faraya Shaqaalaha magaalada iyo kuwa gobolka in buundada 35W Bridge lagu shido Astaamaha Calanka Somalia ee Buluuga iyo Caddaanka isugu jira Habeenka 01-da Luuliyo ay soo galayso.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada