Daawo Video: Nin u dhashay Kuwait oo 4-Xaas Hal mar guursaday iyo Sababta ku kaliftay oo Caalamka kaga yaabisay

Daawo Video: Nin u dhashay Kuwait oo 4-Xaas Hal mar guursaday iyo Sababta ku kaliftay oo Caalamka kaga yaabisay

daajis.com:- Warbaahinta Carabta, gaar ahaanna kuwa Kuwait kasoo baxa ayaa baahiyay Nin aan magaciisa la shaacin, balse la sheegay in uu yahay 28 jir hantiile ah kaasoo hal habeen la aqal galey Afar xaas oo uu xafladoodii arooska goob qudha ugu wada dhigay.

Warar badan oo kala duwan ayey warbaahintu ka qortey Ninkan, sidoo kalena baraha bulshada ayey sawiradiisu si weyn dunida ugu faafeen, balse wargeys lagu kalsoonaan karo oo Kuwaiti ah ayaa qoray in Gabadh uu horey saaxiib ula ahaa ninkani ay cadho ku kala tageen isla markaana ayadoo dabeecadihiisa xun muujineysa u sheegtay in uusan heli doonin xitaa hal gabar oo guursata.

Isagoo ka fal celinaya doonayana in uu Gabadhaasi ku digatay ragganimadiisa tusiyo ayuuna afar xaas soo xera geliyay hal habeen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada