Muuqaal: Qarax Qasaare ba’an gaystay oo maanta ka dhacay Istanbul (Daawo)

Muuqaal: Qarax Qasaare ba’an gaystay oo maanta ka dhacay Istanbul (Daawo)

daajis.com:- Qarax aad u xooggan ayaa ka dhacay Bartamaha magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Qaraxa ayaa galaaftey ugu yaraan 11 qof naftoodi.


Qaraxa ayaa lagu fuliyey gaari lagu soo xirey Bom, kaas oo lala eegtey gaari bas ah oo sidey booliska rabshadaha ka hortaga.

Guddoomiyaha Istanbul ayaa sheegey in ugu yaraan qaraxa ay ku geeriyoodeen 11 qof, waxaana ku dhaawacmey 36 kale. Dadka geeriyoodey ayaa kala ahaa 7 ka mid ah Booliska iyo afar qof oo shacab ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada