daajis.com:- Asad waa arday Soomaaliyed ee kunool dalka India, Wuuna ku cusub yahay wuxuu lasoo dagay Ashraf iyo Anwar oo ah Saaxiibo. Asad wuxuu la kulmay dhibatooyin badan oo kaga imaanayey Ashraf iyo Anwar way xumeyn jireen madaamaa aysan isku qabiil ahayn, Asad wuxu lakulmay gabar ay is garanayeen oo ka caawisay wuxuu rabay.
Waxaa dhacday in Ashraf uu shil galo wuuxu caawin iyo garab ka sugaye Anwar oo ay isku qabiil ahayeen, Laakiin Anwar ma uusan ka helin caawinti uu ka filayey ee wuxuu ka helay Asad oo uu xumeyn jiray madaama uusan qabiilkiisa ahayn. Ashraf wuxu dareemay ina ay qabyaaladi waxba tarayn ee Soomaalinimada muhiim tahay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:00 and have
