Muuqaal: Axmed Madoobe oo Daaha ka Rogay qorshe la isla meel dhigay shirkii Muqdisho, Kana digay Dhaqan Xumada

Muuqaal: Axmed Madoobe oo Daaha ka Rogay qorshe la isla meel dhigay shirkii Muqdisho, Kana digay Dhaqan Xumada

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kusoo noqday magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose, Wuxuuna ugu horayn ka hadlay Bisha Barakaysan ee Ramadaan, iyo Dhaqan Xumada goobaha qaar laga dareemo Xiliga lagu Jiro Bisha Ramadaan.


Dhinaca kale Madaxwayne Axmed Madoobe ayaa wuxuu daaha ka qaaday waxa looga hadlay shirkii Madasha ee kusoo dhamaaday magaalada Muqdisho.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada