Video: Dawlada Somalia maxay ka tidhi Warkii kasoo baxay Culimada (Daawo)

Video: Dawlada Somalia maxay ka tidhi Warkii kasoo baxay Culimada (Daawo)

daajis.com:- Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Wariyaasha Shir Jaraa’id ugu qabtay Xafiiska Ra’isilwasaaraha Ee Muqdisho ayaa difaacay  go’aankii Golaha Wasiirada ay ku ansixiyeen Sharciga JINSIGA kaasi  oo la sheegay inay ku jiraan Qodobo horjeedaan Diinta Islaamka.


Wasiir Maareeye ayaa wuxuu u Jawaabay Culimada Soomaaliyeed, Wuxuuna sheegay inay yihiin Dad meel uga  dhacaya Masuuliyadooda. Sidoo kalana wuxuu sheegay inay ku Casuumayaan Culimada Shirka golaha Wasiirada ee maalinta Berri ah.

Hadal haynta ugu balaadhan ee Shacabka Soomaaliyeed ayaa noqotay, markii ay soo shaacbaxday Arintaasi, Iyadoona loo Badinayo in meesha laga saari doono, hadii ay jireen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada