daajis.com:- Waa Su’aal Weynoo Baxad weyn inta badan Daku wey is weydiyaanoo jawabna looma hayo hadaba Waa maxay Jeceel,
Jawabtu wa tan, Jeceel waa Balaayo Waa Bala Aduunkee Beerka Iyo Wadnaha Bohol Buu u yeelaa Bada inuu ku geeto So bari buu ku leeyahay, waxn is dhihi karaa aniga ahaan wa jwab sax ah sawabto ah jecelku dawo sax ah malahan Dawadiisu saxda ah waxan Orankaraya Waali,Dhimasho, Niyad Jab, Gooni u socosho, Dadki oo dhan la nacao, qofkale inaadan amini doonin,
Hadaba side loogu hortagaa dhibtadas ama qatartaas ?
Waxa loogu hortagi karaa inaad noqoto qof dhex dhexaad ah oo adan isracin qofkad jeceshahy adan is dhihin hada weydo qofkaan wad xanunsaneysa ama wad walaneysa,
wa inaad ilaalisa xuquuqda ruuxa aad jeceshahy ad ku dhahda hadalo macan oo soo jiita qofka si uu san kaga fogaan hda is qilaaftaan,
hadu qofka ku xanaaqo raali gareey ha u xanaaqin adiga sawabto ah markad rali gareyso hdalada aad ku dhihi doontid waxay noqonaya hdalo qalbigisa sameyn ku yeelan doona markana wanag buu ku sinaya asigo ku faraxsan raali galeentaada,
waligaa haku deg degin hdu kugu qeyliyo ama kugu qeyliso inad la qeylisid adna sawabto ah qofka asiga ah wu careysan yahay mana garanayo wuxu oranayo bareesha baana saaran.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:30 and have

