MUUQAAL: Ardayda Hargeysa oo Lagu fasaxay Prof: Samatar iyo Su’aalo kulul

MUUQAAL: Ardayda Hargeysa oo Lagu fasaxay Prof: Samatar iyo Su’aalo kulul

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij ay Su’aalo kala duwan ku waydiiyey Ardayda Jaamacadaha magaalada Hargeisa  Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo dhowaan soo gaadhay magaalada Hargeisa.


Dhalinyarada kala duwan ee Barnaamijka ka qayb galay Ayaa Su’aalo kala duwan ku weeraray Prof: Axmed Samatar kuwaasi oo taabanaya dhinacyo badan, Waxaana dhalinyarada qaarkood ay waydiiyeen hadii uu xil waayo inuu ku noqonayo Muqdisho, Sidoo kale wuxuu Prof: Samatar weeraray Beelaha Daarood iyo Hawiye oo ku sheegay inay Isku dhiib dhiibayaan Hogaanka Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada