Webyada arrimaha bulshada ka hadla

Webyada arrimaha bulshada ka hadla

daajis.com:- somali sheekadaWebyada maanta ka hadasho galmada aad bay u soo bateen, laakin badankooda waxay soo xadaan qoraallada oo ay qoraan , copy ayay sameeyaan , webyadaas waxaa ka mid ah alacarabiya.com gaaloos.com shumis.com badweyn. com maamul.com, webyada noocaas ah qoraallada ku qoran waa la soo koobiyeeyay, sida webka nuursi.com ama aduun.com soomaalida sida aan ognahay waa dad isku dayda qof haddii u wax sameeyo boqolaal ayaa ku dayata, xitaa been ayay sheegaan qaarkooda, facebook intay soo dhigaan war been ah siiba wararka galmada la xiriiro si gabar walaalkeeda xoogay ama gabar aabaheeda kufsaday ama nin dumaashidii u galmooday gabar somali nin cadaan fuulaya gabar soomaali oo qaawan, hadaladaas kuwa la mid ah inaty ku qoraan ayay soo galiyaan linkiga si loo galo webkooda, waxaad arkaysaa warka sax ma aha, waxay rabaan inay lacag ku helaan sidaas waayo ads ayaa ku jira webkooda, waxay ku cayaarayaan ninka soo galaya webkooda, maxay kula tahay arintaas ? haddii aad tahay nin wax fahmaya, jacaylka xitaa way ka hadlayaan, naag qaawan ayaa laga yaabaa sawirkeeda inay soo dhigaan, sawir oo naas qaawan ama futo qaawan leh, shaqadooda ma aha, waxaa fiican qofka inuu run sheego teeda kale naagaha dharka iska soo dhigay ma aha inuu ku qaraabto oo soo galiyo webka, raaxada guurka ama galmada qaab ayaa loo qoraa waa lawada og yahay webyo way jiraan oo wax fiican qora

haweenka inta ay sawirkooda soo dhigaan ayay ku leeyihiin wax been.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada