Booliska Maraykanka oo soo Bandhigay Muuqaalka Xarigii Loo Gaystay Ninkii Imaaraadka ahaa (VIDEO)

Booliska Maraykanka oo soo Bandhigay Muuqaalka Xarigii Loo Gaystay Ninkii Imaaraadka ahaa (VIDEO)

daajis.com:- Nin ganacsade ah oo u dhashay dalka Imaaraadka Carabta ee dhawaan jirdilka loogu gaystay dalka Maraykanka ayaa waxaa la soo bandhigay muuqaalkii booliska uu ka duubay markii uu Qabanayay muwaadinkan.

Ninkan oo ku labisnaa qamiis iyo cimaamad ayaa waxaa argagixisnimo uga shakiyay oo booliska hoos ka wacay qof  ka shaqeeya hoteelka oo aan la shaacin magaciisa oo la sheegay in uu hoteelka gudihiisa ku arkay nin carab ah oo laba taleefan sita iyo sheegayna inuu qaka taleefanka ku yiri inuu taageersanyahay ururka Daacish.
Qaybta 1aad


Hadaba booliska oo aan arintani hubsan ayaa soo gaaray hoteelka kadibna bistoolado uga naxsaday ninkii carabka oo ka yaaban sababta loo xirayo, wax yar ka dibna uu ku miir beelay abaabka hoteelka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada