daajis.com:- Ciidamada Dowladda Liibiya iyo maleeshiyo taabacsan dowladda ayaa waxay Bishii labaad gudaha magaalada Sirte kula dagaalamayaan ciidamo taabacsan ururka daacish oo sanad ka hor la wareegay gacan ku haynta magaaladaasi.
Kooxda Daacish oo horey gacanta ugu heysay magaalada Sirte ayaa laga saaray qeybo kamid ah magaaladaasi, walow uu dagaalka ka socdo bartamaha magaalada.
Ciidamda Dowladda iyo kuwa kale ee taageersan dowlada Caalamka ictiraafsan yahay ayaa ku guleystay inay maleeshiyadii kala wareegaan qaybo muhiim ah oo ka tirsan magaalada Sirte, oo ah magaalada ugu weyn oo ay gabi ahaanba gacanta ku heysay kooxda Daacisha ee wadanka Liibiya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 07:00 and have
