Daawo: al-shabaab oo weerar ku fuliyey Kenya iyo khasaare ka dhashay (Video)

Daawo: al-shabaab oo weerar ku fuliyey Kenya iyo khasaare ka dhashay (Video)

daajis.com:- Wararka ka imaanaya magaaada Mandheera ee gobalka Waqooyi Bari Kenya waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Kooxda Al-shabaab ayaa Weerar Hubaysan ku qaaday Laba BAS, Weerarka ayaa Ugu yaraan ku dhintay lix qof ayaa, sidda ay booliska sheegeen.


Warbaahinta gudaha Kenya ayaa ku warramaysa in weerarkaas ay ku dhaawacmeen ilaa 20 qof, kuwaasoo la geeyay Isbitaallada magaalada ku yaalla, Weerrarka maleeshiyaadka ay gaysteen ayaa imanaya maalin un kaddib markii Mareykanka uu qeyba ka mid ah Kenya ka soo saaray digniino dhanka socdaalka ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada