daajis.com:- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay Weerarkii ku dhacay Masjidka Nebiga (NNKH) ee magaalada Madiina, Wuxuuna sheegay in dagaal caalami ah lagula Jiro Diinta islaamka iyo Dadka Muslimiinta.
“Masaajidka Rasuulka Csw Murtidiin miyaa Joogta, Deegaankaasi uu ku yaala Xaramka Shariifka ah ma dad Murtadiin ah ayaa ku Nool, Waxaan Soomaalida Fahamsiinayaa, Arintu Soomaaliya maaha, Soomaali Keliya kuma Koobna, waa dagaal caalami ah lagula Jiro Diinta islaamka iyo Dadka Muslimiinta., Nimankaa Cadowga dhibaato ayay diinta la damacsanyihiin, waana ka tacsiyaynayaa dadka dhibaatadu kasoo gaadhay weerarkaasi” Ayuu yidhi Madaxwaynaha.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:45 and have
