Faysal Cali Waraabe oo ku Hadlay Ereyo aan Looga Baran (VIDEO)

Faysal Cali Waraabe oo ku Hadlay Ereyo aan Looga Baran (VIDEO)

daajis.com:- Gudoomiyada xisbiga Ucid, Eng. Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa fariin u Diray Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane, Cali Khaliif Glayr Iyo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud isagoo sidoo kale si dareen leh kaga hadlay xaalada qasan ee ka taagan dalka Soomaaliya.

Faysal Cali Waraabe ayaa si cad u sheegay in umada Soomaaliyeed aysan kala maarmin loona baahan yahay in madaxda marka hore siyaasadda ku heshiiyaan nabadna ku soo dabaalaan koonfurta Soomaaliya kadibna laga wada shaqeeyo midnimada umadda Soomaaliyeed oo Somaliland ay qeyb ka tahay.

Faysal Cali Waraabe ayaa hadalkiisa waxaa uu ka duwanaa hadaladii badanaa ee ku saabsanaa kala geynta iyo kala faqooqidda Soomaaliweyn.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada