Daawo: Minneapolis oo balaadhan Looga ciiday iyo Soomalida oo Cabirtay Dareenkooda Farxadeed Ciida

Daawo: Minneapolis oo balaadhan Looga ciiday iyo Soomalida oo Cabirtay Dareenkooda Farxadeed Ciida

daajis.com:- Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka oo kamid ah Meelaha ay Soomaalidu ugu badan tahay Ayaa si balaadhan ay U Ciideen Muslimiinta ku Nool, Iyagoona ku tukaday Goobo kala duwan oo ay siwacayn usoo Camireen.


Hadaba Tv-ga Universal ayaa Fursad u siiyey Shacabka Soomaaliyeed ee ka Qayb galay Munaasibada Ciida inay ku Cabiraan Dareenkooda Farxadeed, Iyagoona sidoo Kale hanbalyo hawada u mariyey ehelkooda iyo Asxaabtooda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada