Daawo:- Minnesota oo qalab u dirtay Muqdisho, Nimco Axmed oo Sharaxday

Daawo:- Minnesota oo qalab u dirtay Muqdisho, Nimco Axmed oo Sharaxday

daajis.com:- Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa waxaa laga diray Qalab Cisbitaal oo dhamaystiran, Iyadoona loogu tala galay Cisbitaal Cusub oo laga Furayo magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, Waxaana Qalabkaan diray Hay’ad ay maamulaan dhalinyaro Soomaaliyeed.


Nimco Axmed Madaxa Hay’ada ku guulaystay inay Muqdisho u dirto Qalabkaasi, ayaa ka Warbixisay Dhamaan waxyaabaha ay ka Koobanyihiin, Sidoo kalana waxaa Halkaasi ka hadlay Madaxwaynaha Hay’ada MATTERMORE oo Iyadu gacan balaadhan Siisay ku siisay Qalabkaasi, Sidookalana waxaa magaalada Muqdisho tagi doona Wafdi ka socda Minnesota oo Cisbtaalka Xadhiga kasoo Jari doona Hadii Alle Idmo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada